Axmed Madoobe oo Kismaayo ka daahfuray dhismaha Mashruuc cusub (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Magaalada Kismaayo ka daah furay mashruuca bixinta wadada kala qaybisa Kismaayadii hore iyo Kismaayada Casriga ah. Wadadan ayaa loogu tala galay inay kala badho Magaaladii hore iyo Kismaayada Casriga ah oo la jaan qaadaysa Magaalooyinka Ganacsi ee aduunka. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam … Continue reading Axmed Madoobe oo Kismaayo ka daahfuray dhismaha Mashruuc cusub (Daawo Sawirro)